Mucjisada Codka Iyo Jidhka Aadamiga!

Date:

Waxa yaab noqotoy markii la ogaaday in faraha dadku aanay ahayn kuwo isku eeg.  Arintan ayaa noqotay ta kaliya ee lagu kala saaro dadka maanta markii cilmi ahaan loo ogaaday arinkaasi.  Waxa kale iyana cilmi baadhayaashu cadeeyeen inay farahu xidhiidh toos ah la leeyihiin dareenka guud ee qofka aadamiga ah.

Maaha muhimadda faruhu in dadka oo keliya lagu kala saaro laakiin arimaha muhiimka ee ay jidhka u leeyihiin waxa kale oo ka mid ah inay qayb weyn ka yihiin ilaalinta maqaarka qofka.

Arinkan xidhiidh la leh kala saaridda faraha dadka oo ah maqaarka sare, in la ogaado in aanay jirin laba qof oo farahoodu isku mid yihiin xataa mataanaha isku ugaxan kaliya ka wada abuurma ee isku eekaanshuhu weyn yahay. Ilaa hadda si fiican umay fahmin cilmi baadhayaashu mucjisdan waxse ay sheegeen inay tahay mid iyana la mid ah codka dadka oo isna ah mid aan is shabahin 100%  xataa mataanaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...