Xaqiiji Hadafkaaga Dhib La’aan!

Date:

Suldan Najma Diin Ayuubi wuxuu ahaa aabaha Saalaxa Diin Al-Ayuubi oo ahaa hogaamiyihii muslimiinta ee Qudus xoreeyay. Maalin isagoo dhalinyaro la ciyaaraya Saalaxa Diin ayuu u yeedhay waxaana uu ku yidhi inta uu gacanta qabtay “ Umaan guursan hooyada inaad caruurta la ciyaarto, waxaan u guursaaday inay dhasho wiil Qudus xoreeya”.

 

Kadib dhulka ayuu ku tuuray markaasi ayuu dhacay Saalax Diin. Aabihii ayaa ku yidhi “ Miyaanad xanuunsan markaan dhulka kugu tuuray?”. Waxaana uu ku jawaabay mayee waan xanuunsaday”. Aabihii ayuu ku yidhi “ Oo hadda maxaad u qaylin weyday oo u muujin weyday xanuunka?”.

Waxaana uu u ku jawaabay Saalaxa diin “ Qofka laga rabo inuu xoreeyo Qudud maaha waxaan dhib badan lahayn inuu ka qayliyo”. Maaintaasi ayuu niyaddda geliyay inuu xoreeya Qudus, markii aabihii hamigaasi ku dhaliyay. Ilmahaaga hami weyn ku abuur.

(Kitaabka Rawaa’ic Mina Taariikhul  Islaam )

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...