Kulan lagaga Hadlayay Muhiimada Goobaha Akhrisku u Leeyihiin Dalka oo lagu Qabtay Gabiley

Date:

Gabiley (Dawan) Kulanka ayaa ahaa mid lagaga arrinsanaayey Mumiimadda Magtabaduhu u leeyihiin bulshada iyo horumarinta nabadda dalka.

Kulanka waxa ka soo qaybgalay xoghayaha gobolka Gabiley, aqoonyahano iyo qaybaha kala duwan ee bulshada degmada Gabiley, waxaana xarunta akhriska ee degmadaasi   Qudbad ka jeediyey safiirka Somaliland u fadhiya dalka Mareykanka  Ampassator Bashiir Good, waxaanu Qudbadiisa diirada ku saaray ahmiyadda Magtabaduhu u leeyihiin horumarinta Bulshada iyo in ay Magtabadduhu yihiin goobo lagu kaydiyo laguna ururiyo taariikhdii waxyaabihii dhacay iyo Buugaagta aqoonta kala duwani ku duugan tahay, iyadoo safiirku ku dheeraadey ahmiyadda Maktabadduhu u leeyihiin Bulshada iyo sida loogu baahan yahay in bulsho weynteenu ku baraarugsanaadan.

Dhinaca kalena, Masuuliyiintii kala duwanaa eek a soo qayb galay kulanka ayaa      si wado jir ah uga warbixiyeen ahmiyaladda Bulshadda u leeyihiin Magtabadah, waxaanay sheegeen in faa’iidadeedu ka ballaadhan tahay goob wax akhris balse yihiin goobo bulshadda aqoontooda kor u qaadaya kobcinayana garaadka Bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...