Somaliland: Dawladda Jabuuti Oo Shaacisay In 4 Qof Oo Uga Soo Gudbay Dhanka Somaliland Laga Helay Xanuunka Coronavirus

Date:

Dawladda Jabbuuti ayaa sheegtay in coronavirus laga helay afar qof oo kaga soo gudbay dhinaca marin xuduudeedka Lawyacaddo ee ay Somaliland

Dawladda Jabbuuti ayaa sheegtay in coronavirus laga helay afar qof oo kaga soo gudbay dhinaca marin xuduudeedka Lawyacaddo ee ay Somaliland la wadaagtay.

Talefishanka ku hadla afka dawladda Jabbuuti laantiisa Af-carabiga ayaa sheegtay in masuuliyiinta caafimaadku ay xaqiijiyeen in dadkaas oo Hargeysa ka yimi laga helay xanuunka COVID-19.

Warku ma uu sheegin in dadkaasi ay Hargeysa ku noolaayeen iyo in ay Somaliland dibadda kaga yimaaddeen. Waxa se uu intaas ku daray in xaaladda dadkaasi aanay cuslayn

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...