Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka hadley qalalaasaha ka socda dalka Ethiopia musharaxnimadiisa iyo wada  hadalada ay xukuumada Somaliland la fureyso maamulka Khaatumo

Muddane Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu sheegay in uu umada dalka Ethiopia ugu baaqayo in ay wada hadal ku dhameystaan arintooda waxaana sidoo kale uu xusay in uu soo dhaweynaayo wada hadalada Khaatumo

Sidoo kale Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu sheegay in bulshada Somaliland u shaacinayo in uu mar saddexaad musharax madaxweyne yahay

Comments

comments