Puntland: Oo Si Taxadar Leh U Aastay Qof Looga Shakisan Yahay In Uu U Geeriyooday Cudurka Coronavirus

Date:

Waxaa maanta magaalada Garowe lagu aasay qof kamid ahaa dadkii looga shakisanaa cudurka Coronavirus, kaasoo xalay ku geeriyooday xarun lagu karantiilo dadka laga helo calaamadaha cudurka oo dhawaan laga hirgaliyay magaalada Garoowe.

Waxaa maydkiisa galbinayay shaqaalaha caafimaadka oo xidhan dharka iyo qalabka looga gaashaanto cudurka.

Wasaaradda caafimaadka Puntland weli kiiskaan si cad ugama hadlin, balse qoraal kooban oo ay soo saartay waxay ku beenisay inuu jiro wax kiis ah oo cudurka Coronavirus ah.

Waxaa kale oo ay sheegtay inay sharciga la tiigsandoonto dadka wararka been abuurka ah ka faafiya cudurka.

Iskusoo wada duuboo, waxaa kaliya ee ay Puntland ku beenin karto ama ku xaqiijin karto jiritaanka cudurkaan waa marka uu soo baxo natiijada baadhitaanka lagu sameeyay dadka la karantiilay ee uu ku jiray qofka geeriyooday.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...