Somaliland: Xafiiska Imtixaanaadka Oo Ka Horyimi Dood Xarunta Dhaqanka Hargaysa Iclaamisay.

Xafiiska Imtixanaadka Somaliland ayaa ka horyimi dood lagaga hadlaayay qishka Imtixanaadka oo ay baahisay Xarunta Dhaqanka Hargaysa.

“Waxba kama jiraan Kulanka doodda ah ee Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa shaacisay. Ma ogi mana jirto meel ay igula soo xidhiidheen. Sideedaba, doodaha noocan ah waxa u xilsaaran Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka. Sidaas darteed, ma aqbali karno in cid kale ku soo xadgudubto awoodaha sharci ee xafiiskan.” Sidaa waxa yidhi Gudd. Imtixaanaadka Qaranka JSL, Md. Daa’uud Axmed Faarax

Comments

comments