Xildhibaan Maxamed Jaamac Oo Ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada kana tirsab xisbiga KULMIYE ayaa ka jawaabay hadal maanta ka soo yeedhay xisbiyadda mucaaridka Somaliland ee UCID iyo WADDANI,