Somaliland: “Madaxweynuhu Wuu Badheedhayaa”

Date:

Siyaasi Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel), ayaa ka hadlay go’aanka Madaxweynuhu ka qaatay xubnaha uu u magacaabay Komishanka, waxaanu sheegay inuu Madaxweynuhu u badheedhay ku xad gudubka sharciga dalka.

Siyaasi Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel), oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa ugu horeyn hadalkiisa ku bilaabay “Madaxweynuhu inuu badheedhayo oo uu iska adkaynayo, sharcigana jabinayo waxaa caddayn u ah go’aanka uu qaatay iyo sida uu u Beesha Caalamka uga diiday ergada loo soo diray, balse cidna waxba ku yeeli maayo, wuxuu wadana cid ka yeeli mayso”.

Jaamac Shabeel mar uu ka hadlaayey Barlamaanka ayaa wuxuu yidhi “Xilku wuxuu u yaala Barlamaanka, xilku wuxuu saaran yahay Barlamaanka, waa inay xaliyaan Barlamaanku khilaafkan, iyaga ayuu waajib ka saaran yahay, Madaxweynuhu haddii uu sharcigii uu jabiyey oo uu ku xad gudbay , Barlamaankuna ku xad gudbaan waa dihbaato kale oo culayskeeda leh, ee Barlamaanka ayey u taala inay dalka, dadka iyo doorashooyinkaba badbaadiyaan, oo diidana sharciga lagu xad gudbayo”

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...