Somaliland Oo Shaacisay Saddex Qodob Oo Madaxweyne Biixi Kula Soo Heshiiyey Imaaraadka Carabta

Date:

Waftigii uu hogaaminaayey madaxweynaha Somaliland ayaa dib ugu soo laabtey maanta magaalada Hargeysa kadib safar laba maalmood qaatey oo ay ku tageen dalka Imaaraadka Carabta .

Wasiirka arimaha dibada Somaliland Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa faah faahin ka bixiyey   waxyaabaha ay ka wada hadleen madaxweyne Biixi iyo Imaaraadku waxaana uu sheegay ugu horeyn in ay ka wada hadleen arimaha amniga gaar ahaan mandaqada Geeska xaaladeeda amaan

Sidoo kale Wasiir Faratoon ayaa sheegay in dawlada Imaraadka iyo Somaliland ay isla  waafaqeen in Garoonka diyaaraha ee Berbera oo Imaaraadku saldhig ciidan ka sameynaayo in saldhig ciidana loo isticmaali karo diyaaraha rakaabka iyo xamuulka sidaana ay soo fadhisaan karaan oo labada arimood ba lagu wada qaban doono

Dhinaca kale Somaliland iyo Imaaraadka ayaa isla waafaqay inay wada dhistaan shirkad xoolaha nool   ee Somaliland u iibgaysa dalalka Aduunka

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Time to Temper Response to Ethiopia and Somaliland

The crisis in bilateral relations between Somalia and Ethiopia...

Al-Shabab captures UN helicopter in central Somalia

Several passengers reportedly taken by the armed group after...

It is Time for the World to Recognize Somaliland

omaliland has been on a charm offensive for three...