Somaliland: “Maayiradii Hargeysa, Gabiley Iyo Berbera Waxa Ay U Ololaynayaan Muuse Biixi Oo Ay Daba Sidaan Lacagtii Laga Qaaday Dadka Taageera Aniga Iyo WADDANI, Maanta Muuse Waxa Uu Wadaa Waa Somaliland Dhimashadeedii……” Faysal Cali Waraabe

Guddoomiyaha ahna Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa si adag u weeraray Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga KULMIYE Mujaahid Muuse Biixi Cabdi,

Comments

comments