Xoghayaha duulista iyo hawada ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa fashiliyay kulan qarsoodi ah oo dhex-maray wasiirka wasaaradda duulista iyo hawada Farxaan Aadan Haybe iyo shirkadda lag leeyahay dalka Turkiga ee maamusha garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, waxaanu sheegay in uu wasiirku ku wareejianayo maamulka garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa shirkadaasi,

Comments

comments