War Deg Deg Ah: Ma Dhabaa Inu Axmed Muumin Seed Ku Laaban Doono Xisbiga Waddani Iyo Sababta Cajiiib

Siyaasiga Caanka ah Ee Hore Uga Tirsana Xisbiga Mucaaridka ah Ee Waddani Md Axmed Muumin Seed oo la filayo inu maal-Maha Soo Socdo ka Xaadiri Doono Xisbigi u hore u soo dhistay ee Waddani Iyo Sababta Kaliftay Inu Ku Noqdo

Sida ay heshay warbaahinta Wargane News aya waxa ay sheegayan inu siyaasigani Dib Ugu Laabi Doono Xisbiga Waddani oo u wada Hadlo la Furay iyada oo la sheegay inu marki hore xisbiga uga So Cararay Dhigiisa Cabdirashiid Xasan Mataan oo ah Xogahayaha Warfaafinta Xisbiga waddani

Cabdirashiid Xasan mataan aya waxa la sheegay inu ka dhex Hilaaci Doono Xisbiga Kulmiye maal-Maha Soo  Socda

Sido kala Axmed Muumin Seed aya waxa u wacad Ku Maray Iaanu Ag Joogi Doonin Cabdirashiid Xasan mataan Meel u Joogo

Waxana La Sheegay inay Odayaasha Iyo Waxgaradka Beelaha Samroon ay Dib Wada Hadal iyo Dhex Dhexaadinta Ina Muumin Seed Iyo Musharax Cabdiraxmaan Cirro ay Dib U soo Noolayeen Oo U Dhawaan Ka Dhex Hilaaci Doono Xisbiga Waddani

Comments

comments