Siyaasiga Caanka ah Ee Hore Uga Tirsana Xisbiga Mucaaridka ah Ee Waddani Md Axmed Muumin Seed oo la filayo inu maal-Maha Soo Socdo ka Xaadiri Doono Xisbigi u hore u soo dhistay ee Waddani Iyo Sababta Kaliftay Inu Ku Noqdo
Sida ay heshay warbaahinta Wargane News aya waxa ay sheegayan inu siyaasigani Dib Ugu Laabi Doono Xisbiga Waddani oo u wada Hadlo la Furay iyada oo la sheegay inu marki hore xisbiga uga So Cararay Dhigiisa Cabdirashiid Xasan Mataan oo ah Xogahayaha Warfaafinta Xisbiga waddani
Cabdirashiid Xasan mataan aya waxa la sheegay inu ka dhex Hilaaci Doono Xisbiga Kulmiye maal-Maha Soo Socda
Sido kala Axmed Muumin Seed aya waxa u wacad Ku Maray Iaanu Ag Joogi Doonin Cabdirashiid Xasan mataan Meel u Joogo
Waxana La Sheegay inay Odayaasha Iyo Waxgaradka Beelaha Samroon ay Dib Wada Hadal iyo Dhex Dhexaadinta Ina Muumin Seed Iyo Musharax Cabdiraxmaan Cirro ay Dib U soo Noolayeen Oo U Dhawaan Ka Dhex Hilaaci Doono Xisbiga Waddani