Wasiirku xigeenka waxbarshada ayaa xadhiga ka jaray  xarun casriya oo wakhti kooban oo nusasaac badh kiiya ku diyarinaysa  murayadah nocyadooda kaladuwan xaruntan oo laga hir

galiyay  dagmada Ibrahin kodbuur ee jigjig yar gar ahaan  ka sohor jeedka jamacad New Generation munasibadan loo sameyaya furitan ka AISHA OPICALS  ayaa waxakaloo kasoo qayb galay  Sheekh Baladka caasimada Hargeysa oo bushada caasimada ugu bushaareeyey inay ka bixdoonaan dhibaatadii ka haysatay Muraayadaha indhaha masuliyiin mulkiilah asasey xaruntan(Cumar Xassan Ciise ) oo sharaxay sababah ku dhaliyay inuu sameeyo  adeegan casriga ah  ayaa s   hegay inuu arakay bahida dalku uqabo xarun badha dadka u bahan murayadaha ay u samayan islamarkaan sidhakhso ah ugu diyarisa murayda uu qof kastaa ubahan yahay Mr Mumar ayaa waxa uu sheegay in xaruntoodu  si wayn uga qayb qadan doont sidii ardayda somalilan iyo ciidamada qarnkuba  ay adeegan u gadh siin lahayeen waxa ka

loo  halkaa ka hadlay wasiir ku xigeenk  wasarada wax barashad Yuusuf Cismaan Garas oo sheegay in uu siwayn usoo dhawaynayo xaruntan cusub ee AISHA Opicals  inay wax wayan ka tari doonto murayadi hii dalka dibadiis a loo donan jiray isle markaana ay ardayida dugsiyada ku samayn doonaan baadhi taan dhinac indaha ah  waxanu si wayn ugu mahad celiyay  mulkiilah AISHA OPTICALS oo uu shegay in ay kafa iidaysan do naan arday badan iyo bulshada qaybeheeda kala duwan gaba gabadii way bilawoday shaqaded is la markii gobtasi  lafuray waxa gobta

6 Xarunta-muraayadaha Sheekhal-beledka