Sh Maxamed Sh Cumar Dirir oo ka mid ah culimada waa weyn ee reer Somaliland ayaa waxaa uu si adag uga Hadley kaniisad Hargeysa laga furay .

Sh Dirir ayaa sheegay in aanay baneen in Kaniisada laga furo dal muslim ah isla markaana aaney arin xaraan ah oo diinteenu  sheegtay