Qaar ka mid ah dhallinyarada magaalada Ceerigaabo ayaa waxaa ay maanta magaalada Ceerigaabo ka sameyeen mudaharaad isla markaana waxaa ay taayiro ku gubeen qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Ceerigaabo.