Warbixinta Hawlgallada Dabdamiska ee Roobkii Xalay Hargeysa ka da’ay

Date:

Ciidanka Caasimada Hargeysa ayaa ilaa xalay saacado badan ka hawlgalayay Roob weyn oo ka da’ay magaalada hadaba, warbixinta samata bixinta iyo badbaadooyinkii ciidanku sameeyeen raxmaadkii Eebe ee ku hoorey Hargeysa oo faahfaahsan waxay kala tahay :-
May be an image of 2 people and outdoors
1- Badbaado gaadhi Vitz iyo Mark One-10 oo laag galay goobta Isgoyska Togdheer.
2- Guri Buul ah oo gubtay xaafada Sheekh Mubaarig ee degmada Gacan_Libaax.
3-Badbaado gaadhi V8 ah oo waddo la go’aday agagaarka Deero Mall.
4. Badbaado Gaadhi Mark X oo God galay Daami ee degmada Gacan_Libaax.
5. Gacansiin dawlada hoose kaabad duntay goobta agagaarka Deero mall ee degmada 26 June.
6. Badbaado gaadhi Iskarogo ah oo Dooxa galay xaafada Kuwaytiga ee degmada Gacan_Libaax.
Guud ahaan hawlgalada ciidanka Dab-demisku u gurmadeen ilaa hadda ayaan jirin dhimasho iyo dhaawac la soo sheegay, waxaana ciidamadu ku guuleysteen dhamaantood.
Hawlgaladan waxaa iyaguna dhankooda gurmadka ku jiray ciidanka Booliska, cisbitaalka weyn iyo dawlada hoose Hargeysa.
Ugu dambayn Taliyaha ciidanka dab-demisku wuxuu halkan fariin uga dirayaa bulshada inay sameeyaan taxadar dheeraad ah xilliyada Roobabka, sidoo kalena ka fogaadaan Dooxyada, laagaha, biyo mareenada iyo xadhkaha Korontada. Gaar ahaan darawalada gaadiidku ay ciqaab iyo ganaax ku mutaysan doonaan hadii ay isku qaadaan goobaha dooxyada iyo biyomareenada.
Allah Mahad leh
Info@fire.govsomaliland.org
990 Emergency Service

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...