Deg Deg: Wariye Cumar Seerbiya Oo Dib Logu Celin Doono Muqdisho

Date:

warar lagu kalsoon yahay oo imika ku soo dhacaya xafiiska guud ee shabakadda wargane aya waxa ay sheegayn in dib logu celin doono wariye cumar seerbiya Maamulka Taagta daren ee muqdisho

Sida ay wararku nagu soo gadhayn waxa ay sheefayn inu wariye cumar seerbiya Dalbada inu dib ugu laabto maamulka muqdisho iyo xukuumadda oo aan wali go,an ka qaadan,

wariye seerbiya ay waxa u ka codsaday in dib logu celiyo muqdisho si uu isi wato shaqadiisi iyo qoraaladiis waxana La sheegaya inu la soo hadlay agaasimmaha guiud ee Tv ga Goob Joog oo ugu baaqay in dib loo soo celiyo muqdisho

Balse Xukuumadda Somaliland ma  ka yeeli Doonta In Dib Logu Celiyo Muqdisho oo u ku noqdo xamar?

Inkastoo anay xukuumadda somaliland ku hayn warar xun oo aflagado ka dhan ah somaliland ee logu haysto inu tagi taanka xamar

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...