Deg Deg: Wasiir Fartoon Oo Imika Ka Hadlay Sababta Loo Xidhay Wariye Cumar Seerbiya

Date:

Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon ayaa waxaa uu iminka ka Hadley xadhiga Wariye Cumar Seerbiya oo maanta ciidamada Amaanka Xabsiga Dhigeen ka dib markii uu madaarka Hargeysa ka soo degay

Wasiirka ayaa sheegay in Ciidamada amaanku u xidheen saxafigan raad raac ay wadaan ciidamada Sirdoonku isla markaana goor dhaw  la filaayo in ay soo baxaan warar kale oo ay wax iska bedelaan xadhiga wariyahan waxaana u yidhi

” Waxaan Ogahay in wariya haas la xidhay , sababo ayaana  dawladu u xidhay oo sabab la,aan umay xidhin oo qolyahay sirdoonka iyo Boolisku raad raac ay hayaan uun bay u xidheen waxaase iminka igu soo noqonaya oo aan sugayaa  warar laga yaabo in ay arintaas wax iska bedelaan oo ilaa mar dhaw baan war sugayaa” ayuu yidhi Wasiirku

 

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...