Somalia: Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyay furitaanka Kalfadhigii Labaad ee baarlamaanka

Date:

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyay Kalfadhigii Labaad ee baarlamaanka Soomaaliya oo maanta lagu qabtay xarunta Jeneral Kahiye.

Madaxweynaha ayaa sheegay inay u qabsoomeen howlo fara badan sida joogteynta mushaarka ciidamada, shaqaalaha iyo hay’adaha dowladda, xakameynta hubka sharci darada, howl gelinta ciidamo gaar ah oo ka shaqeeya sugida amniga, iyo arrimo kale.

Madaxweynaha ayaa ka hadlay balan-qaadyadii uu sameeyay, iyo caqabada hor-yaala, waxaa uu xusay in arrimahaas oo idil lagu heli karo in gacmo wada jir ah iyo wada shaqeyn dhab ah ay dhex marto hey’adaha kala duwan ee dowladda.

Madaxdii khudbadaha ka jeediyay kalfadhiga labaad ayaa waxaa ka mid ahaa Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas, Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe, Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...