Deg Deg: Madaxweyne Siilaanyo Oo Imika Sucuudiga Looga Yeedhay Iyo Ujeedad Logu Yeedhay

Date:

Warar lagu kalsoon yahay oo imika soo gaadhaya xafiiska shabakada wargane.com aya waxa ay sheegayan inu  Boqotooyada dalka sucuudigu u yeedhay Madaxweyne Siilaanyo iyaga oo ka damacsan sidi xal ay ugu gaadhi lahayeen Arrimaha Ceelasha Shidaalka

Sida ay shabakadda wargane ay helayso hora aya waxa ka dhabar adegay Wasiir Maxamud Xaashi Cabdi oo ay isku afgaran wayan sid ay meel u wada dhigi lahayan Ceelasha Shidaalka Jsl

Si kastaba ha ahata sida ay shabakadda wargane ay soo xaqiijinayso waxa ay fariin culus maanta u soo dirtay madaxweyne siilaanyo iyo Xubnaha weftigiisa Boqortooyadda Sucuudiga

wali wax war ah kama soo bixin weftigga madaxweyne Siilaanyo ee ku sugan Magaaladda Dubia uga yimiday dhanka boqortooyadda sucuudiga ila hatan

 

 

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...