Haweenay Caloosheeda Laga Soo Saaray Buro 17 Kiiloo-Giraam ah

Date:

Koox Dhakhaatiir ah oo ka hawlgasha Cusbitaal ku yaalla dalka Imaaraadka Carabta, ayaa xaqiijiyey in ay qalliin ka mid ah Qaliimmada aadka u yar yahay noocoodu ay ku fuliyeen Haweenay u dhalatay dalkaas.

Haweenaydan oo da’deedu  tahay 35 jir, waxay ka cabanaysay xanuun aad u darnaa oo caloosha ka hayay. Haweenaydan oo ah Macallimad, ayaa qalliin aad u heer-sarreeya ay ku sameeyeen Dhakhaatiir  ka hawlgala Cusbitaalka Ladiifa ee magaalada Dubai.

Sidaa waxa lagu lagu soo bandhigay Wargeyska The National ee ka soo baxa Imaaraadka, waxay sheegeen in qallinkaasi uu ka qaatay muddo saddex saacadood ah, isla markaana ay Gabadhaas Macallimadda ahayd ka soo saareen Caloosheeda Buro ku dhex-taallay oo miisaankeedu ahaa in ka badan 17KG, qalliinkaasina noqday mid ay si fiican ugu guulaysteen.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...