Waxa abaaro maanta shir jaraaid qabtay guddida wada hadalada Somaliland U Qaabilsan wada-Hadalad Somaliland oo beeniyey Inay 10 Juley Qaban Doonan Shir weynihii Burco ee lagu heshiiyey Iyo Xukuumadda Siilaanyo oo ka dhago Adagtay oo Gabi ahanba waxaba kama jiran ku tilaamtay balan qaad yada
Sido kala waxa maanta gabarab buuxa la soo istaagay cuqaasha iyo wax garadka beelaha barakeysan oo waxa ay maanta ku adkeystaan inay qaban doonan Shirki 10ka Juley ee lagu balan sanah
Balse indhaha xukuumadda somaliland aya waxa laga yaaba inay go,anka ay ka laabato iyo xaalada oo hirig maraysa
sido kala beelaha aya waxa ay markuugu horba isku haystan ku biiritaanka iyo Midnimada Somaliland oo ay Qaarkod diidan yihii