Saturday, December 7, 2019
Home Tags Dr. Cali Khaliif Galaydh

Tag: Dr. Cali Khaliif Galaydh

Somaliland: Cali Khaliif Oo Quus Ka Taagan Wadahadalka Soomaaliya Iyo Somaliland illaa loo wadahadlo Koonfur iyo Waqooyi.

Prof  Cali Khaliif Galeydh ayaa sheegay in marnaba aanu is faham ku dhammaan doonin wadahadallada u dhaxeeya  Soomaaliya iyo  Somaliland, iyadoo aan wax laga bedelin...

Deg Deg: “Cali Khaliif Oo Wacad Ku Maray Inaan La Baajin Shirkii Burco” Hadii la Baajiyo Waa Hadii Heshiisku Buray

Deg Deg: "Cali Khaliif Oo Wacad Ku Maray Inaan La Baajin Shirkii Burco" Hadii la Baajiyo Waa Hadii Heshiisku Baaqday

Deg Deg: Heshiiskii Kooxda Khaatumo Iyo Somaliland Oo La Filayo Inu Waji Cusub Yeesho Iyo Cali Khaliif Oo Warbaahinta

Waxa abaaro maanta shir jaraaid qabtay guddida wada hadalada Somaliland U Qaabilsan wada-Hadalad Somaliland oo beeniyey Inay 10 Juley Qaban Doonan Shir weynihii Burco...

Somaliland: “Dad Uu Cali Khaliif Hoggaamiyaa Ma Jiraan, Wax Khaatumo La Yidhaana Ma Jirto” Xildhibbaan Saleebaan Cali Koore

Xildhibbaan Saleebaan Cali Koore oo ka tirsan mudanayaasha gollaha wakiillada ee ka soo jeeda bariga Somaliland ayaa ka hadlay heshiiskii xukuumadda Somaliland iyo kooxda...

Somaliland: “Abtirsiimo Aanaan Hubin Reer Kuma Rari Karno, Puntlandna Waxaan Leeyahay Been Nooma Sheegi Kartaan” Prof. Cali Khaliif Galaydh

Hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh, ayaa ugu baaqay dadka dhaliilay heshiiska ay Somaliland iyo Khaatumo wada galeen in ay ku soo darsadaan...

Somliland: Daawo Siyaasi Cali Khaliif Oo Hadlay Heshiiskii Dhex-maray Khaatumo Iyo Somaliland

Siyaasi Cali Khaliif Galeydh, ayaa si cad u sheegay in maamulkooda Khaatumo aanu ka mid noqoneyn Somaliland, waxaana uu dhawaaqan ka sheegay ka dib...

Xog Sir Ah: Kulan Masuuliyiinta Ka Soo Jeeda Gobolka Sool Ee Xukuumadda Ka Tirsan Iyo Cali Khaliif Galaydh Hargeysa Ku Dhexmaray

“Anigu Nin Dhulbahante Ah Oo Somaliland Jooga Ayaan Ahaye, Idinkuna Khaatumo-dan Iska Dhiga Oo Dhulbahante-nimo Aynu U Wadahadalno” Wasiirka Arrimaha Gudaha Masuuliyiinta ka soo jeeda...

Muxu Daarna Kulankii Cali Khaliif Iyo Wasiir Fartoon Nuxurka Ay Ka Wada Hadleen Kooxda Khaatumo

Mudooyinkii ugu dambeeyey waxa magaalada Hargeysa ku sugnaa Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Pro Cali Khaliif Galaydh iyo Xubno ka mid ah Maamulkiisa kuwaasi oo u...

Somaliland: Safarkii Cali Khaliif Ku Tagay Boorama, Afar Dawladood Oo Uu Sheegay Inay Boorama Ka Dhisan Yihiin Iyo Qorshihiisa Is-gaashaan-buuraysigii Lixdankii Ee Beelaha Darafyada

Muuqaal sir ah oo laga duubay Dr Cali Khaliif Galaydh safarkiisii ugu dambeeyay ee uu ku tagay Magaaladda Boorama ee Caasimada Gobolka Awdal ayaa...

War Deg Deg Ah: Muxu Daarna Kulankii Khadka telefanka Cali Guray Iyo Cali Khaliif

Siaaysiga Caanka ah ee mujaahid cali Yusuuf mr cali guray oo sidi caadad u ahayd soo bandhigay qoraal yaro kooban oo ku higaadinayey Pro...

MOST POPULAR