Tuesday, November 12, 2019
Home Tags Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL

Tag: Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL

Somaliland: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Deegaano Ka Tirsan Koonfurta Gobolka Sool

Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir “Faratoon” iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaadhay deegaanada Saaxdheer Dhuumay Dabataag iyo Dharkayn-geenyo oo ah deegaanadda Koonfurta...

Somaliland: Wasiirka Daakhiliga Oo Ka Hadlay Rabshadaha Itoobiya, Kana Digay Muranka Dhulka

Wasiirka Daakhiliga Oo Ka Hadlay Rabshadaha Itoobiya, Kana Digay Muranka Dhulka Hargeysa (Burcoonline)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha Somaliland Prof: Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Fartoon), ayaa ka...

Somaliland: Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka Hadlay Kala Xadaynta Gobollada Iyo Kiiska Nin Macalin ah oo Laga Soo Xidhay Laascaanood

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa ka hadlay kala xadaynta gobollada iyo degmooyinka dalka Somaliland oo muddooyinkii ugu dambeeyay...

Somaliland: Wasiir Faratoon Oo Farta Ku Fiiqay Caqabadaha Uu La Kulmay Muddadii Uu Wasaaradda Daakhiliga Joogay

Wasiirka ka Arimaha Gudauhu Waxaa Uu Jawaab Ka Bixiyey Eedaymo Xukuumadda Uga Yimi Xubnaha Madasha Wadatashiga Wasiirka arimaha gudaha somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon)...

Somaliland: Askari Dilay Askari Kale Oo Kacdoon Dadweyne Ka Abuuray Laascaanood, Wasiir FARATOON & Maayarka Magaalada Oo Uga Warramay Khasaaraha Ka Dhashay

“khilaaf iyo is Af-garanwaa Booliska dhexdiisa ka yimid uun bay ahayd, mana aha wax fikrad kale ka danbayso ee waa dad isku cadhooday, sidaa awgeed...

Somaliland: Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Soo Saaray Amaro Uu Hore Ugu Fashilmay Fulintooda Wasiir Waran-cadde.

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa maanta soo saaray wareegto uu hore u soo saaray wasiirkii shaqada uga...

Somaliland: Wafti U Hoggaaminayo Wasiir Faratoon Iyo Xuno Kala Oo U Baxaya Magaalada Laascaanood

Wasiiro oo ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa la filayaa inay saaka u baxaan magaalada laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo ay shalay ka dhacday...