Deg Deg: Madaxweyne Farmaajo Oo Sheegay Su,alo Ay Caalamku Waydiiyan Oo U Ka Jawaabi Kari Wayey

Date:

Madaxweynaha Dawlada faradaarlka ah Maxamed Cabdillahi Farmaajo oo si khaas ah masaajid ugag dhex Dhaliilay Kooxda Al Shabab Kagan Hadlay Ficilada ay Ku Dhaqaqayn Wakhti Xaadirkan

Madaxweyne Farmaajo oo Boqolaal Shacab ah kula Tukaday Masjidka Isku Taga Islaamka Maanta Saalaadi Jimacaha ayaa waxa u Sheegay Ficilada kooxda Al Shabab Ay Sameynayen Ficilo Xun Oo Ay Dhameystaan Daadinta Dhiiga Muslimiinta,Waxanu Sheegay In Kooxda Al Shabab Meel Loga Soo Wada Jeesto.

waxanu Yidhi madaxweyne Farmaajo (Sida aaad wada ogsoontihiin Doraad Dad Masaakiin aha oo meel ka qaxwaynayey oo wakhti ramadaan ku jire ayaa dada sheeganaya magac diin ku sucda waxa ay layan waxa alaal iyo wixii meesha ku oogay Gabdho Ah Caruur ah Wiilal Ah odayaal ah oo meesha ku afurayey.

Maxay Galabsadeen See Maxay Gaystaan dadkasi waxa lagu layey Magac Musliinta Balse muslinkaa waayi ka qaba in dadka la laayo o naf la xalaalaysto Diinta Qabta.

waxyaabahaasi waxay ka mid tahay waxyaabaha Magac xumada iyo sharaf xumada ah oo caalamka no tusayah inan nahay dad bahalo ah,

Hadanu Masuuliyiin Nahay Su,alah Ugu Aadag Ee Lana Waydiiyo Aann Ka Jawaabi Karaini Waay Tahay Waar Maxad Ku Dagaalamaysaan? Colaasa Iska Socotah Iyo Dhibka Iska Socda Muxu Ku Salaysan Yahay?

Waxanu kaga Jawaabno Ama Aanu ku macnaynu Ma Naqaano Runtii markaan nidhaahno waar afrika waad dhex gasheen Meel kasta qarax aaduunk u ka dhacay ee maxad aanga noo fiirin waydan waa sida u hadlak U Dhigay Madaxweyne Farmaajo ah Isaga Oo Sii Wata Hadalkiisa Wuxu Yidhi Jawaabta na hor taala waxay Tahay Bal Noo Macnaayah Waxad Ku Dagaalamysan Waxad noo sheegtan Inad Tihiin Dad Isir iyo Ab ah oo isku diin ah oo isku dhaqan ah oo isku luuqada ah

Sido kala Farmaajo wuxu Yidhi Qofka Ashia Intu Ka Imaado oo xagan imaado kuna soo dhex dhooto caruurta layanayah Gabdhaheen Iyo Caruurtana Xasuuqo Intaan inagu is Dufaaci weynu intaa dawladaha Jeerkan ah ee walaalaha nahay  Ni Dhano Kaalayah Na Ducaafa way sii socon Doonta Hadaynu is Dufaaci Weynu

waxanu Madaxweyne Farmaajo Hadalkiisi Ku Soo Gabo Gabeyey In La Is Cafiyo Maadama Lagu Jiro 10 Kii Danbe Ee Ramdaanta

Wariye Axmed Bahda Shabakada Wargane Nesw

 

 

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...