Fanaanada Caanka ah ee Yurub Maxamed Cabdi Yurub Geenyo oo imika u soo jeedsatay Dhanka Iyo Gayga Somaliland Iyada Oo Mudaba Joogtay Caasimada Muqdisho Hadaba Yurub Geenyo Aya rabta inay la iido Caasimada Somaliland Iyo Hobalada Gaygiga Balse Ma La Iidi Doonta
Hadaba Sida ay Helaso Shabakadda wargane waxay Xogo Rasmi ah ka Soo Heshay Xaalda ay ku sugan Yihiin Fanaanita Jooga Xamar Ee Ay Ka Mid Yihiin Yusuf Hanad Iyo Xamda Yar Iyo Yurub Geenyo Iyaga Oo Aan Dibada U Bixin Oo Ciidamo Guuto ah Dusha lagag Xidhay Hal Guri Oo Kaliyah
Oo Ay Guriga aUun Iska Dhex Joogan Iyaga Iyo Fanaanita Yar Yar Ee Xamr Ka Soo Jedaba ay Badan Xaga Kula Kulmaan Aya Fanaanada Caanka ah Ee Yurub Geenyo Usoo Rogaal Celinaysa Dhanka Iyo Somaliland Balse Maxa Kula Kulmi Doonta Somaliland Ma Saldhi Misa Si Sharaf Lah ayay Gurigad Ku Tagi Doonta Waa Su,al ??????