Tuesday, June 6, 2023
Home Tags Muqdisho

Tag: Muqdisho

Deg Deg: Qarax Labada Oo Imika Lala Beegsaday Muqdisho + Kala Cararka Gudaha Muqdisho + Dhacawa Iyo Dhimashada

Deg Deg: Qarax Labada Oo Imika Lala Beegsaday Muqdisho + Kala Cararka Gudaha Muqdisho + Dhacawa Iyo Dhimashada Dagaal toos ah ayaa waxa uu ka...

Somalia: Meydka Wiil 14 Jir Ahaa Oo Laga Helay Xeebta Magaalada Muqdisho

Wiil da’diisa lagu qiyaasay 14 sano jir ayaa Meydkiisa laga helay xeebta degmada Karaan ee gobolka Banaadir ee Dalka Soomaaliya, kaasi oo loo maleynayo...

Somalia: Turkey opens its largest overseas military base in Africa

Turkey has launched a major military base in Somalia. The $50 million facility is designed to provide support and training to troops of the...

Somalia: Koox Hubeysan Oo Xasuuq Ba,an Ka Geystay Suuqa Bakaaraha Iyo Dhimasho Ka Dhacday Goobtaasi

Saddex nin oo Bistoolada ku hubeysan ayaa shalay gelinkii dambe Suuqa Bakaaraha ku dilay qof dumar ah, iyagoona dilka kaddib goobta ka baxsaday. Haweeneyda la...

Somalia: Thousands attend first Mogadishu night-time football match in decades

 Several thousand fans on Friday watched the first night-time football match to be played in Mogadishu since chaos descended on the Somalia capital nearly...

Somalia: Madaxweyne Farmaajo Amniga dowladda oo kaliya ma sugi karto

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in amniga lagu sugi karo oo kaliya dowladda iyo shacabka oo is kaashada Madaxweynaha oo la hadlayay...

Somalia: Saldhigga Millateri Ee Uu Turkigu Ka Dhisanayo Muqdisho Oo La Soo Gaba-gabeeyay

Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Amb. Olgan Baker ayaa sheegay in la soo gaba gabeeyay dhismaha Saldhiga Milateri ee Turkiga ka waday magaalada Muqdisho. Danjire...

War Deg Deg Ah: Qarax weyn Oo Imika Ka Dhacay Caasimadda Muqdisho

Daqiiqado ka hor ayaa laga maqlay qarax weyn oo loo maleynayo in uu ahaa ismiidaamin saldhiga degmada Waaberi ee gobolka Banaadir. Warar hor dhac ah...

Deg Deg: Warbixin iyo Sawiro Khasaaraha weerarkii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay degmada Wadajir

Waxaa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay weerar ismiidaamin ah duhurnimadii maanta lagu qaaday xarunta degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Weerarkan ayaa loo adeegsaday gaari...

War Deg Deg Ah: Qarax Xoogan Oo Imika Hulciyey Caasimadda Muqdisho Dhaawaca Iyo Dhimashada Oo Hadh Balay

Qarax ayaa caawa la maqlay inta u dhaxeysa Isgoyska Banaadir iyo Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho caasimadda Soomaaliya. Goob joogayaal ayaa sheegay in qaraxan oo...

MOST POPULAR