War Deg Deg Ah: Fanaanka Axmed Zaki Oo Imika Ka Hadlay Qoraal Umanta Xamar Ku Weeraray

Fanaanka Caanka ah ee Axmed Xaki Oo Sida Aad Wada Ogsoontihiinba Ku sugan Caasimadda Somaliland aya waxa maanta la soo dhigay qoraal kooban barta baraha bulshad u ku layahay Ee Facebook Peg waxanu qoraal yaro koban ku soo qoray (Xamar Oo Aan Taggo Xabad Baan Ka Xiga

Ayaa waxa U Caawe Soo Dhigay Bartiisa Snp Inaanu Qacanta Ku Hayn Facbook Peg Ka Ee Laga Jabsaday Oo Lagala Wareegay

Sidoo Kale Axmed Zaki ayaa waxa u sheegay i u tagi doono xamar aanay u kale Sinayn Somaliland Iyo Somalia Ba UU Shekhsigii Ka Jabsaday Peg U Waxa Soo Dhigay

Comments

comments