Somaliland: Sheekh Shariif Oo Ka Hadley Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliye

Date:

Madaxweynihii hore ee dalka Somaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed isla markaana ah musharax u taagan in uu noqdo madaxweynaha dalka Somaliya oo doorashadeedu dhici doonto 08.02.2017 ayaa waxaa uu ka hadley wada hadalada Somaliland iyo Somaliya

Musharaxa oo maanta ka mid ahaa musharaxiintii u khudbadeysay xildhibaanada golaha shacabka dalkaasi ayaa waxaa qudbadiisa qeyb ka ahaa waxyaabaha uu ka ka yeeli doono wada hadalada Somaliya iyo Somaliya hadii uu madaxweyne noqdo

Muddane Sheekh Shariif waxaa uu sheegay in wada hadaladaasi oo ay xukuumadiisu bilowdey wakhtigii uu madaxweynaha ka ahaa dalka Somaliya uu dhameystiri doono hadii mar kale madaweyne loo doorto

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...