Somaliland: Daawo Xukuumada Somaliland Oo Sheegtay In Mudooyinkii Ugu Danbeeyey Magaalada Laascanood Dilalku Ku Soo Badanayeen Indho Gaar Ahna Ku Hayso

Date:

Wasiirul Dawalaha wasaarada arimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa waxaa uu ka hadley saddex qof oo xalay lagu toogtey magaalada Laascanood .

Wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in magaalada Laascanood mudooyinkii ugu danbeeyey ay dilalku ku soo badanayeen isla markaana ay xukuumad ahaan indo gaar ah ku hayaan

Sidoo kale wasiirka ayaa waxaa uu sheegay in saddexdii qof ee xalay lagu dhawaaqey magaalada Laascanood hal qof loo qabtey isla markaana 2 qof oo kale na lagu dabo jiro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...