Somaliland: Daawo Axmed Muumin Seed Oo Eedeymo Culus U Jeediyey Wasiir Xukuumada Siilanyo Ka Tirsan Kuna Tilmaamay Wasiir Aan Shaqadiisa Aqoon

Axmed Muumin Seed gudoomiye ku xigeenkii hore ee xisbiga Waddani ayaa waxaa uu eedeymihii ugu cuslaa u soo jeediyey wasiirka wasaarada waxbarashada Somaliland Cabdilaahi Ibraahim Habane waxaana uu ku tilmaamay in uu yahay masuul aan shaqadiisa aqoon

Muddane Seed ayaa sidoo kale shirkadaha Telesom iyo Dahabshiil ka raali galiyey hadalo uu sheegay in ay ka yeedheen wasiirkaasi oo uu ku tilmaamay in ay ahayeen hadalo deel qaaf ku ah

Comments

comments