Somaliland: Maxkamadda Sare Oo Axada Bilaabaysa Dacwadii Xisbiga UCID

Date:

Maxkamadda sare ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Axada bilaabaysa dhagaysiga dacwadda xisbiga UCID, ka dib markii uu guddoomiye Faysal Cali Waraabe rafcaan ka qaatay go’aan ay guddiga diiwaangelinta ururada siyaasadu hore uga gaadheen khilaafkii xisbiga.

Dacwadan oo ah dacwad siyaasadeed oo xaasaasi ah, ayaa waxa fadhigeeda goob joog noqon doona Faysal Cali Waraabe iyo Jamaal Cali Xuseen oo uu khilaaf ba’an oo siyaasadeed u dhexeeyo.

Dadweynaha ayaa si weyn ugu dheg taagaya natiijada ay maxkamadda sare ka soo saari doonto dacwadan oo muddo dheer soo socotay.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...