Somaliland: “Dalkeena Waxa Haysta Tuug, Tuug Kalkaal Dilaal,Iyo Malaal, Taajir KhiyaamoLe Ah Wax Inoo Yaala Ma Jiraan Ee Alla Waxaan Ka Baryaynaa In Xukumadda Kulmiye Ina Dhaafiyo”Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble

Date:

Xildhibaan Saciid Cilmi Rooble oo kamida mudanayashaa golaha wakiilada Somaliland sidoo kalena kamid ah saraakiisha xisbiga mucaaradka ah ee WADANI ayaa edaymo kulul usoo jeediyay xukumadda Somaliland iyo waliba ganacstada, waxaana uu ku eedeeyey inaay qaranka Somaliland daacad u ahayn.

Xil Saciid Cilmi Roobla waxa uu ugu baaqay masuuliyiinta dawlada iyo ganacsatada Somaliland inay ka shaqeeyaan horumarka dalka sidoo kalena waxa uu ka hadlay hadal dhawaan kasoo yedhay dawlada masar oo ay ku xaqirayso jiritaanka jamhuuriyada Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...