Somaliland: Wasiirka Caafimaadka Oo Dhagax Dhigey Dhisme Cusub Oo Lagu Kordhiyey Cisbitaalka Dhimirka Ee Magaalada Hargeysa

Wasiirka wasaarada caafiimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo-toosiye”ayaa manta dhagax dhigay dhisme cusub oo lagu kordhiyay cusbitaalka dhimirka ee magaalada hargeysa.

Comments

comments