Somaliland: Sh. Aadan Siiro Oo Sheegay in Itoobiyaanka La Wareegi Doonaan Dalka Oo Dhan

Sh.Aadan Siiro Oo Sheegay  in Itoobiyaanka La Wareegi Doonaan Dalka Oo Dhan, isagoo carabka ku adkeeyey inay shaqada muruqmaalka ah meelo badan la wareegeen, ha u badnaato badhtamaha iyo Wuqooyi-galbeed ee magaalada hargeysa.

Comments

comments