Somaliland: Nuxurka Kulanka Hargeysa Uga Furmay Safiirrada Somaliland

Date:

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Dr Sacad Cali Shire, ayaa shalay Hargeysa ka furay shirka safiirada Somaliland oo dib loogu eegayo aqoonta danjireyaasha iyo siyaasadda arrimaha dibadda. Wasiirka ayaa sheegay in muddo saddex cisho ah shaqada diblamaasinimo lagu tababari doono safiirada Somaliland ee wadamada dibadda, labada cisho ee u dambeeyana kulanku noqon doono mid ay qayb ka yihiin baarlamaanka iyo asxaabta qaranka dibna loogu eegi doono siyaasadda arrimaha dibadda.

Kulankan 5 cisho socon doono oo ah kii u horeeyay ee noociisa ah oo intii Somaliland jirtay dib loogu qiimaynayo tayada Safiirada iyo siyaasadda arrimaha dibada ayay goob joog ka yihiin 15 wakiil oo dalalka dibada u jooga Somaliland. Waxa wakiilladaasi lagu baraarujin doonaa danaha ay qaranka uga metelaan dalalka shisheeye.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...