Somalia: Qaramada Midoobay oo ergay cusub u soo magacowday Somaliland/Somalia

Date:

Waxaa xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Mr. Ban Ki-moon uu ergay cusub u soo magacaabay dalka Somalia, kaasi s oo bedelaya ergeygii hore Nicholas Kay.

Waxa uu dhashay ergayga cusub dalka Britain, waxaana lagu magacaabaa Michael Keating.

Nicholas Kay ergaygii hore ee Somalia ayaa dhammaadka sanadkan ay ku egtahay howshiisa, kadib labo sano iyo bar oo uu xilkaas hayey.

Mr. Keating waa 56 jir ku dhashay dalka Uganda, isla markaana ah waayo-arag ku ku taqasusay nabadeynta iyo arrimaha siyaasadda, waxaana sidoo kale uu ka soo qeyb qaatay mashaariicyo dhinaca bani’aadanimada oo laga fuliyay dalalka Afghanistan, Bariga dhexe iyo Africa.

Waxa uu sidoo kale ahaa damjiraha tan iyo sanadkii 2012 agaasimaha machadka Chatham House, isla markaana ahaa La taliyaha xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee arrimaha Suuriya 2010-2012.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...