Somaliland: Madaxweyne Silaanyo oo La filayo Inuu Safar Shaqo ugu baxo UK

Date:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa la filaaya inuu socdaal shaqo ugu baxo dalalka Ireland iyo Ingiriiska. Madaxweynaha iyo Waftiga uu hoggaaminaayo ayaa la filayaa inay dalka ka dhoofi doonaan bari Axdda, ka hor intaanu Madaxweynuhu gaadhin Dalalka Ingiriiska iyo Ireland, waxaa la filayaa inuu sii maro waddanka Imaraadka Carabta.

Waftiga Somaliland oo marti qaad rasmiya ka helay Madaxda Dalka Ireland, sida uu warar xogogaal ah ku helay Wargayska Somalilandtoday, waxaa la filayaa inay wadahadalo dhinacyo badan taabanaaya  dhex maro labada dhinac. Xidhiidhkan cusub ee Somaliland iyo Ireland ayaa laga rajayn karaa inuu waxtar xoogan ku yeesho qadiyada Jamhuuriyadda Somaliland dadaalka ugu jirto Ictiraaf ay ka hesho beesha Caalamka.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...