Tag: Madaxweyne Silaanyo
Degdeg: Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo ku Dhawaaqay in Madaxweynenimada Somaliland uu ku Guulaystay Mudane Muuse Biixi Cabdi
Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo hadda ku dhawaaqay natiijada doorashadii Madaxtooyada ka dhacday dalka, ayaa shaaciyey inuu ku guulaystay Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo...
DegDeg: Madaxweyne Silaanyo oo Ciidamada Qaranka Amray Inay Tallaabo Adag ka Qaadaan Beelaha ku Dagaalamay Ceel-Afweyn, Haday Kalifayso Waxay U Igman Yihiin Inay Wax Dilaan.”
Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ahaa xubno wasiir ah oo ka tirsan Xukuumadda Somaliland doo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta...
Deg Deg: Madaxweyne Siilaanyo oo la Filaayo Inuu Safar Rogaal-celisa ugu Baxo Dalal Yurub Kamid ah
Warar Wargeyska Yool ka helay Ilo-diblumaasi ah, ayaa tibaaxay Madaxweyne Siilaanyo inuu safar kale oo dibedadeed u bixi doono todobaado kaddib. Ma jiro War amuurta ku...
“A GOLDEN AUTOBIOGRAPHICAL MILESTONE” Know the Legendary Facts in the Exemplary Life History of the President Silanyo
This ‘quick-scan’ autobiographical review of president Silanyo is basically and primarily meant to address two major objectives:-
A. That the youth, the up and coming...
Cooldoon oo ku tilmaamay Somalia Cadowga Wahmiga ah (Mala awaalka) ee Somaliland
Saxafi Cabdimaalik Cooldoon oo ka dareen celiyey Cafis-ka uu Madaxweyne Silaanyo u fidiyey ayaa shir-jaraa'id oo kooban ku Qabtay Magaaladda Hasgeisa.
Cooldoon ayaa u Mahadnaqay...
Maxaa ka jira in uu Madaxweyne Silaanyo ku Dhoofo Baasaaboor Diblomaasi Soomaali ah?
Bahdda Shabakadda Wargane Waxay Is weydiisay Talow Yaa Madaxweyne Silaanyo Passaport-ka U Cusboonaysiiya, Maadaama uu Shantii Sanaba Hal mar Dhaco?
Qoraal uu Wariye Mohamed Diridhaba...
Live: Toos u Daawo Khudbad Sanadeedka Madaxweynaha Somaliland
Halkan Toos uga Daawo Khudbad Sanadeedka Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Silaanyo.
Somaliland: Nuxurka Khudbadii Madaxweyne Silaanyo ka Jeediyay Shirweynaha Dhallinyarada KULMIYE
Nuxurka Khudbadii Madaxweyne Silaanyo ka Jeediyay Shirweynaha Garabka Dhallinyarada KULMIYE.
Shirkaas oo socon doona laba maalmood ayey isugu yimaadeen dhalinyarada heer qaran ee gobolada dalka...
Madaxweynaha Somaliland oo Shacbiga ka Tacsiyadeeyay Geerida Abwaan Boon Xirsi
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, iyo kan shacabka SL, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, Bahda fanka...
Somaliland: Madaxweyne Silaanyo oo si aan loo kala hadhin Loogu soo dhaweeyay Magaaladda Laascaanood
Madaxweyne Silaanyo oo noqday Taariikhda Madaxweynihii u horeeyay ee laba jeer u hoyda Laascaanood.
Socdaalkii Weftiga Madaxweynaha Ee Tabantaabo ayaa galay maalintii Afraad Oo Ay...