Somaliland: Madaxwayne Silaanyo Oo Shacabka Kula Tukaday Masjid Jaamaca Khudbad Dar-daaran Ah U Jeediyey

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Salaada Ciidal Adxa awgeed la ciiday Shacbi weynaha Reer Somaliland oo uu kula tukaday Masjid Jaamaca weyn ee Caasimada Hargeysa Halkas oo uu Khudbad Dardaaran ah u jeediyay Shacabka Somaliland.

Salaada ka dibna waxa uu madaxweynuhu shacbiga ku qaabiley qasriga madaxtooyada oo ay bulshada qaybeheeda kala duwanina salaam gacanqaada madaxweynaha ku soo salaameen.

12043215_839331029514085_1971123119650439467_n 12002229_839331156180739_3213188226321672306_n 11220870_839330882847433_6607809495810203771_n 10406520_839330696180785_7685729632829711324_n

Comments

comments