Tag: Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco
Daawo: Ayaan Darata Ka Taagan Caasimadda Hargeysa Maayar Soltelco Oo Raaxaysanayah Iyo Ciidamada Wadooyinka Ka Shaqaynayah
Ayaan Darata Ka Taagan Caasimadda Hargeysa Maayar Soltelco Oo Raaxaysanayah Iyo Ciidamada Wadooyinka Ka Shaqaynayah
War Deg Deg Ah: Xildhibaanada Golaha Deeganka Hargeysa Oo Gudbiyey Mooshin Ka Dhan Ah Maayar Solteco , Xildhibaanada Saxeexay Iyo Arimaha La Isku Maan Dhaafay .
xildhibaanada golaha deganka magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay saxeexeen mooshin ka dhan ah maayarka Hargeysa Cabdiraxmaan Solteco .
Xildhibaanadan oo iminka mooshinka saxeexay oo ay...
Somaliland: Maayirka Hargeysa Oo Bulshada U Gudbiyey Farriin Lid Ku Ah Muwaadiniinta Ku Xoogsada Basaska Ka Dhex Shaqeeya Caasimadda
Maamulka Gobolka Maroodi-jeex iyo Maayarka Hargeysa, ayaa waxaan loo dul-qaadin karin ku tilmaamay Shaqo-joojinta ay Basaska Iskaga Goosha Xaafadaha Hargeysa qaarkood sameeyeen doraad illaa...
Somaliland: “Marwada Qaranku Hotelka Cali Jirde Way Dhaxashay Ee Xuseenow Ma Waxaad Leedahay Waxba Ma Dhaxli Kartid”
Maayir Soltelco oo Sheegay In Marwada Qaranku Ganacsi Samaysan Karto,
Maayirka Degmada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid(Soltelco) ayaa weerar ku qaaday wasiirkii hore ee cadaaladda Xuseen...
Somaliland: “Adeer Yaan Qof Loo Dilin Danta guud Oo Hebel Baa Maayar Ah Iyo Hebel Baa Ku Xigeen Ah Aan La Odhane, Waa Inaynu Ka Hadalnaa, Haddii Kale….”
Feysal Cali Waraabe oo Kabaha La Dul Maray Golayaasha Deegaanka Ee Dalka Ka Jira, Si Gaar Ahna U Dhaliilay Dawladda Hoose ee Hargeysa
“Kelyahaa Maanta...
Somaliland: Duqa Caasimadda Oo Shaaciyey Inay Cilladi Ku Timi Karashar Ay Dawladda Hoose Lacago Badan Siisatay Oo Muddo Fadhiid ah
Maayarka Caasimadda Hargeysa Md. Cabdiraxmaan Caydiid(soltelco), ayaa markii ugu horraysay ka hadlay cillad la weriyey inay ku timi agab qiimo badan ku kacay oo...
Somaliland: “Xaq Baan Uu Leeyahay, Ciddaan Jeebkayga Wax Ka Siinayo” Maayar Soltelco
“Xaq Baan Uu Leeyahay, Ciddaan Jeebkayga Wax Ka Siinayo” Duqa caasimada Hargeysa, ahna guddoomiyaha golaha deegaanka Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco)
Somaliland: Xildhibaan Xasan Cawaale Oo Digniin Culus u Diray Maayarka Hargeysa
Xildhibaan Xasan Cawaale ayaa ka mid ah xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland oo Digniin Culus u Diray Maayarka Hargeysa Soltelco.
Somaliland: Dhalinyarada Hargeisa oo Fagaare ka Helay Mayor Soltelco
Halkan ka Daawo Barnaamijka Qanci Dadkaaga ee Televetion ka HCTV sii daayo oo uu Markan Marti ku ahaa Mayor ka Hargeisa ee Abdirahman Soltelco.