Somalia: Maxkamada ciidamada oo dil ku fulisay Rag qirtey dilka xildhibaano

Date:

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xukuno dil ah ku fulisey labo nin oo ka tirsanaa Al-shabaab oo dilal kal duwan ugeystay xildhibaano, saraakiil dowladeed iyo shaqsiyaad kale.

Maxkamada ayaa cadaymo iyo qiraalba ku heshay labadan nin oo horay u dilay xildhibaanada kala ah Ex. Xildhibaan Saado Cali Warsame, Ex Xildhibaan Sh Aadan Maxamed Cali Madeer, Ex Xildhibaan Maxamed Maxamuud Xayd, waxay kaloo qirteen in ay dileen Axmed Odawaa Baale iyo Maxamed Axmed Maxamed oo kawada tirsanaa hay’ada sirdoonka Soomaaliya.

Labadan nin ee xukunka maanta lagu fuliyey ayaa lagu kala magacaabaa Shucayb Ibraahim Mahdi oo 37 sano jir iyo Faarax Cali Cabdi oo 30 sano jir ahaa, Ciidamada amaanka dowladda federaalka ayaa dhamaadkii sanadkii 2014 koox ay horjoog u aheeyeen ragan ayaa laga soo qabtay xaafad ay ka soo qaadijireen dagaalada iyo weerarada.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...