Somaliland: Xukumadda Oo La Filayo Inay Bilawdo Fulinta Qisaasta Xukunnada Dilka Ah

Date:

Dawladda Somaliland ayaa la filayaa inay toddobaadkan bilowdo fulinta qisaasta kiisaska dilka ah ee maxkamadaha ka dhammaaday, waxaana la filayaa in tiro maxaabiis ah oo falal dil u xidhan lagu fuliyo qisaasta.

Tiro maxaabiis ah ayaa la sheegayaa in kiisaskoodu xukuumadda ka dhammaadeen islamarkaana lagu jiro bilowga in lagu fuliyo dilalka lagu xukumay, ka dib markii ay si badheedh ah qudha uga jareen marxuumiin ay u dileen siyaabo kala duwan.

Fulinta kiisaska dilka ah ayaa la sheegayaa in Madaxweyne Silaanyo saxeexooda ku dhiiraday ka dib markii ay bateen dilalka bulshada dhexdeeda iyo weliba kuwa ciidamada Somaliland ka dhex dhacaa oo aan hore u jiri jirin.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...