Somaliland:Ganacsade John Moore oo Madaxweynaha Somaliland gudoonsiiyey Buug uu ka qoray Somaliland iyo Somaliya

Date:

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley Ganacsade John Moore oo ka mid ah ganacsade weyn oo dalka ingiriiska iyo caalamkaba caanka ah kaas oo shirkii ganacsiga Somaliland ee lagu qabtay London Oct 14, 2014, balan qaaday inuu Somaliland mar uun indhaha ka soo qaadidoono, riyadaasi oo uu ka dhabeeyey ganacsaduhu dalka Somaliland ku yimid, isaga oo weliba hadyad uga soo dhigay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Buug uu qoray oo uu kaga hadlaayo Somaliland iyo Somalia si gaarana uu Chapter kiisa 10 aad ku xusay hogaaminta Madaxweyne Axmed Maxmaed Silaanyo.

Kulankan oo ay madaxweynaha ku wehelinayeen wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland, Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...