Daawo: Wasiirka Maaliyadda Somaliland Oo Ka Hadlay Mashaaricda Ay Maalgaliso Wasaradiisu.

Wasiirka wasaaradda Maaliyadda jsl ayaa ka hadlay doorka ay wasaaradiisu ku lahayd hirgelinta mashaariicdii horumarineed ee Madaxweynaha JSL xadhiga ka jaray intii uu ku gudo jiray socdaalkii gobolada iyo Degmooyinka Dalka.

Comments

comments