Somaliland: Daawo Madaxweynaha Somaliland Oo Si Cad Uga Hadlay Arinta Suldaan Wabar

Madaxweynaha Somaliland MD.Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) oo maanta ka hadlay Arinta Suldaan WABAR, iyo loolanka Siyaasadeed ee Xisbiga Kulmiye GudIhiisa Ka Jira, iyo Guud Ahaan Xaaladda dalka Isaga oo Shacbiweynaha Somaliland U Rajeeyay Curashada Sanadka cusub ee 2015 Sanadkiisa Ku gaadhan Horumar Iyo Caafimaad Iyo Ictiraaf ……..

Comments

comments