Somaliland: Aqlabiyada Ururka Dhalinyarad Sonyo Oo Hogaan Cusub Hadda Doortay Iyo Tirada Ururada kalsoonida Siiyay.

Aqlabiyada Ururada Ku Bahoobay Sonyo ayaa hada soo doortay Hogaan Cusub,waxa doortay 68 urur oo ka mid ah 108 urur ee Sonyo ku bahoobay.

Waxaa gudoomiye loo doortay Nin lagu magacaabo Siyaad oo ka soo jeeda Gobolka Awdal halka Gudoomiye Ku xigeena loo doortay nin aan magaciisu nasoo gaadhi oo la ka soo jeeda Gobolada Bari ee Somaliland,waxaanu idiin soo gudbin doonaa hadhaw warkaasi oo dhamaystiran.

Comments

comments