Adduunka oo ay farxaddu ku soo badatay

Date:

daraasad caalami ah oo lagu sameeyay farxadda adduunka ayaa mujinaysa in todobaatan boqolkiiba dadkii su’aalaha la waydiiyay oo kala jooga lixdan iyo shan wadan ay sheegeen in ay ku faraxsanyihiin noloshooda.

Taasina waxa ay boqolkiiba toban kabadantahay tiradii sanadkii hore.

Wadanka Fiji ayay u muuqataa in uu noqday wadanka ugu farxadda badan adduunka, Ciraaqna waxa ay noqoday wadanka ugu farxada yar dunida oo dhan.

Marka la isku qabto qaaradahana Afrika iyo Aasiya ayaa ugu farxad badan.

Source: BBC Somali

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Somaliland leader says access deal with Ethiopia can deter Houthi attacks

Muse Bihi Abdi promises ‘freedom of navigation’ in the...

New Taiwanese President vouches for continued relations with Somaliland

The new president of Taiwan, William Lai, has vouched...

China scolds Somaliland region over ties with Taiwan

MOGADISHU, Somalia - The People's Republic of China has scolded...